Jump to content

Category:Galguduud

Ka Wikipedia

magaala madaxda Galgaduud waa Dhuuso mareeb waxuu gobolkaan ku dhegenyahay gobolka Hiiraan waxuuna gobolkaan kakoobanyahay magaalooyin badan waxaana ka mid ah Ceelbuur,Ceelgaras,Ceelqooxle,Ceel lahelay,Dabdheer,Xiindheere, Xagarey,Garablo, Guriceel,Gadoon Cadaado ,Baxdo Mareergur,Godinlabe, Wabho, Darri, Jacar, Galhareri, Ceelshiil, Cadare, Dac.

Qeybaha hoose

Qeybtaan hadda waxaa ku jirto oo kaliya qeybtaan hoose.

Bogagga ku jira qeybta "Galguduud"

Qeybtaan waxaa ku jira kaliya intaan oo maqaal.

R