Category:Lahjadaha looga hadlo Soomaaliya

Ka Wikipedia

'waxaan ka badali lahaa lahjada looga hadlo somaliga. sidan ognahay waxaa jirta lahjad udhaxaysa soomaaliya taaso ay isticmaalan dhaman umada soomaliyeed sida meelaha caanka ah idaacadaha, madaxda, heesaha qaar , xiligii ay jirtay dowlada dhexe ee soomaaliya

lahjadaasna waxaa loo aqoonsaday mida meelaha canka ah looga isticmaalo oo aan ahayn maxali ama local hadana waxaa ku hadla lahjadaas  --109.255.140.129 14:28, 28 Abriil 2013 (UTC)gobolada la isku yiraahdo puntland gaar ahaan mudug waan mida hada idacda ha calamiga ah ay isticmaalan .

'

Bogagga ku jira qeybta "Lahjadaha looga hadlo Soomaaliya"

waxaa meeshaan ku jira 4 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 4 gud ahaan.