Category:Populated places in Somalia

Ka Wikipedia

asc waxaan usheegayaa anoo ah bashiir m.cali salaad waxaan war bixin kooban ka bixinayaa magaalada xeraale dagmada xeraale waa dagmo ku talaa bartamaha soomaalia gaar ahaana gobolka galgaduud waxay caan ku tahay dagmada xeraale oogida iyo difaacida diinta islaamka waxaa kaloo ay ku caan baxday dagmada xeraale waxay ku taalaa mel istiraa jiiji ah waxay leedahay biyo bada ookalaa iyo culimo bad ah waxaa ku nool dagaaraya 15/20 kum oo qof oo isku caqiidaa waxay ka nabad gashay caqiida xumaanta iyo isgaalaysiinta kataagan soomaaliya maashaa alaah

Bogagga ku jira qeybta "Populated places in Somalia"

Qeybtaan waxaa ku jira kaliya intaan oo maqaal.