Category talk:Magaalooyinka Soomaaliya

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

bu'aale waa caasimada gobolka jubbada dhexe ee koonfurta soomaaliya bu'aale waa magaalo taariikhi ah waxaa lgu qiyaasaa iöaa qarnigii 15aad ee lasoo dhafay in la daganaa bu'aale waxaa mara wabiga baaxada wayn ee jubba bu'aale waxay leedahay buundo wayn oo dhex marta magaalda bartamaheeda bu'aale waa meel dalxiisa ku fiican isla markaana indhaha uroon bu'aale waxaa dega beesha cowlyahan ee ku abtirsata beelweynta absame sidoo kale waxay magaalo madax u tahay gobolka jubbada dhexe waxayna u dhaxaysa magaalooyinka jilib iyo saakow oo isla gobolka ah waxay caasimada soomliýa u jirtaa illaa 350km dadka bu'aale ku xeeran waxay dhaqdaan xoolaha sidoo kale tiro aad ubadan oo dadkaas ahna waxay ka shaqeeyaan beeraha noocyadeeda kala duwan sida beerista canbaha mooska liil balbeelmada iyo waliba qudrada kala duwan ee koonfurta soomaaliya caanka ku tahay waxaana lga dhoofiyaa dakada caalamiga ah ee kismaayo