Category talk:Qabaa'ilada Soomaaliya

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
                 waxan kudaryaa beelwenta abgal oo ladhaho beesha sahalkoraye uu kadhashay cabdiraxman macalin cabdullhai badiyow

WAA QABIIL WAAYNE KAMIDA BEESHA HABARGIDIR

Beel weynta asharaaf[wax ka badal xogta]

Wax ka ogow beesha asharaaf Abdibaari aarif (wadahadal) 19:06, 4 Sebteembar 2020 (UTC)[reply]

Beesha Asharaaf Abdibaari aarif (wadahadal) 19:07, 4 Sebteembar 2020 (UTC)[reply]

Qabiilka wuxuu degaa gobolada kunfureed sida degmooyinka Marka, Muqdisho ,Shalaanbood, Kismaayo, ,Hiiraan, eelboon, Moolimaad, Goofgaduud, Daafeet, Baardheere, Baqdaad, shonqolow, Saakow, Buulibatuulo, Jawaarey, bardaale, Rowlo Shariif, Asalan, Warqadey, Kal i Koorar, Sarmaan, Baaqey iyo magaloyin badan o lagu so kobi karin. meelaha taarikhiga ah ee beeshu dagto waxa kamid ah Jameecada Aw xaaji Isaaq Aadan degto baqdaad, iyo Jameecada aw sheekh Mad dhaahir ee Jawaarey, Rowlo ee uu aas'aasey Sharif Nuurow Aamin Barkhadle iyo sida Tuulada Sarmaan oo ay Aas'aaseen shariif Cumar Wiyeed Shariif Wardheere wiyeed iyo shariif Abuukar Wiyeed oo ah Ilmo Shariif Wiyeed Shariif Cimran. Beesha asharaaf waxey ubadanyihin Koonfurta Soomaaliya. Abdibaari aarif (wadahadal) 19:14, 4 Sebteembar 2020 (UTC)[reply]

Beesha asharaaf Abdibaari aarif (wadahadal) 19:14, 4 Sebteembar 2020 (UTC)[reply]

Tuulada shonqolow waa tuulo katirsan gobalka gedo mararka qaarna lagu tiriyo gobalka bay[wax ka badal xogta]

Shonqolow Is ine of the district inthe gedo regon 192.145.174.159 19:22, 18 Maarso 2022 (UTC)