Category talk:Soomaaliya

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

waxaan u baahanay inaana ka qaybqaato barnaa mijkaan laa kiin waxaan u baahanahay inaana ogaado qaabka la rabo in loo diyaariyo ama looga tala bixinkaro waxaan walaal an ahay nin aad iyo aad u jecel soomaalinimada waxaan ku nolahay qurbaha waxaad na ogtahaya sida iyo dhibka walaal lagu joogo oo dhaqankii doorsoomay diintii waa ay doorsoontaya ma oran karo laakiin waala fududaystay. hadaan walaal helayno barnaamid dhab ah oo lagala soo xiriiro walaal warbixinta rasmigaa ee dalkeenii iyo dadakeenii mid hore iyo mid dambaba waa wax aad iyo aad loogu baahanyahay waxaad ogtahay in ay wadaniyadu aad aad iyo aad qaali u tahaya laakiin walaala waxaas oo dhan waxaa ka muhiimsan in ay ogaadaan dadka yar yar ee asal ahaan kasoojeeda soomaaliy oo ku dhashay amaba kubarbaarara walaal yurub in ay u baahan yihiin meel ay ka daalacdaa akm kalasocdaan walaal taariiqda dhabtaa ee wadankooda iyo dadakooda. e-mialkaygu waa quuriye@hotmail.com abillaahi towfiiq.

Please sign and date your comments[wax ka badal xogta]

Please sign and date your comments. You can do that automatically by writing 4 ~ : ~ ~ ~ ~ Baronnet 14:54, 28 September 2006 (UTC)