Cawil Cadami Burhaan

Ka Wikipedia

Af- Duubkii Soomali Airline

Bilowigii af-Duubka somali Airlines , waxa hogaamiye looga dhigay cawil Cadami Burhaan,halka hawl galininta iyo habaynta habka loo maamulayo diyaarada, iyadoo kujirta hawada sare iyo soo dajinta ay lahaayeen , hogamiyayashii Hassan Aadan , kuwaas oo deegankoodu yahay DDS Ethiopia , kunahadla luqadaha lagaga hadlo dawlada Ethiopia, cawil cadami ,malaha afduubka diyaarada ,se kaliya waxa looga dhigay astaan kaladan bayn ah.