Celi mareexaan

Ka Wikipedia

Beel weynta CELI waa mid ka mid ah kuwa ugu facweyn beelaha galadi sade waxa ay ka midyihiin kuwa ugu saamaynta badan beelaha marreexaan marka la eego dhanka dhaqanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda ba beeshaan oo taariikh ahaan in laga sheekeeyo ay aad u adagtahay maadaama ay taariikhdeedu dheertay oo kaliya magaca 'CELI' sida uu ki baxay ay qaadanayso waqti badan, si la mid ah halgannadii soomaali gashay ay qaybweyn ka ahaayeen taas oo ka soo bilaabanaysa halkii Imaam Axmed Gureey oo la sheego in uu beesha in uu ka dhashay beesha Reer Amiir nuur ee mareexaan sida ku qoran buugga 'furashadii Xabashaفتوح الحبشة' waxaa buuggaas ku qoran in beelihii ugu ciidamada badnaa maamulkiisii ay ka mid ahayd beesha CELI. Taasi waxa ay sababtay in burburkii maamulkii Imaam Axmed Gureey ay beeshu kala yaacdo maadaama si gaar ah looga urinayay imaamka taas oo keentay in maanta deegaamada soomaalida oo dhan laha helo beel Celi ah beelaha soomaalida kale dhexdegan balse asal ahaan ka soo jeedda beesha CELI marreexaan, Saylac ilaa afka Koonfureed ayay beelahasi deganyihiin.

Beesha Celi