Che Guvara

Ka Wikipedia
Che Guevara
Guerrillero Heroico
Picture taken by Alberto Korda on March 5, 1960, at the La Coubre memorial service.
Ku dhashayErnesto Guevara
(1928-06-14)Juun 14, 1928[1]
Rosario, Santa Fe province, Argentina
DhimashoOktoobar 9, 1967(1967-10-09) (da'da 39jir) (execution)
La Higuera, Vallegrande, Bolivia
Ku aasanChe Guevara Mausoleum
Santa Clara, Kuuba
Heerka AqoontaUniversity of Buenos Aires
ShaqadaPhysician, author, guerrilla, government official
Ururka26th of July Movement, United Party of the Cuban Socialist Revolution,[2] National Liberation Army (Bolivia)
XaasaskaHilda Gadea (1955–1959)
Aleida March (1959–1967, his death)
IlmahaHilda (1956–1995)
Aleida (b. 1960)
Camilo (b. 1962)
Celia (b. 1963)
Ernesto (b. 1965)
WaalidkaErnesto Guevara Lynch[3]
Celia de la Serna y Llosa[3]
Saxiixa

Che Guevara (af-carabi: تشي جيفارا, af-isbaanish :Ernesto "Che" Guevara.(dhashay June 14,1928 dhintay October 9, 1967).waxa uu ku dhashay bonisayaris.arjantina. waxa uu lahaa laba dhalasho waayo asal ahaan waxa uu kasoo jeeday wadanka kuuba.Fidel Castaro waxa uu u yaaqaanay in uu ahaa aabihii kacaanka ee kuuba.waxaanay ahaayeen saaxiib.magaca {che.} oo macnihiisu yahay saxiib waxa bixiyay castaro.guvara.waxa uu dhakhtar nimada kadhigtay jaamacada boynisayaris.waxa uu ka qalin jabiyay .sanadii.1953.kadib waxa uu jeclaystay .dhamaan dawladaha kuwada yaala ameerakada koonfureed.in uu soo wada maro .iyda oo ay laabtiisa jiiftay kacaanimo faro badani.waxa uu tagay guwatamala.halkaas oo uu haystay am uu xukumayay.madaxyane u janjeedha .dhanka kacaanka.kadib markii uu gaadhay.halkaas. waxa la afganbiyay.madaxwaynihii.wadankaas.oosirdoonka .marykanku.ay.jagadii katuureen.sanadii.1955.ayuu waxa uu lakulmay.halgan wadadii.laodhanjiray.{hilda ocosta}iyada oo markaas mastaafur ugu maqnayd wadanka beero.halkaas ayay isku guursadeen waxay u dhashay.wiil iyo gabadh.kadib waxa ay ku boorisay.in uu akhriyo.kutubtii maarkis.halkaas ayuu kabilaabay kacaankiisa caan baxay.ee caalamkaba gaadhay.sanadii 1959.ayaa jabhadihiiiyo makashiyadii uu hogaaminiaya.castaro ay xukunka katuureen.nidaamkii dikteetarka ahaa.ee kuba u tlainayay.kacaan wadayaashaasi waxa ay kusoo galeen kuuba laash waxa ya ahaayeen.sideetan waxa ay ku qabsadeen dalk 10 nin.tobankaa waxaa kamidahaa.castaro iyo walaalkii rauul.iyo che.laakin inqilaabkaasi wuu fashilmay.lakiin waxa ay heleen taageerayaal aad ubadan.waxa ya ladagaalameen ciidanka. che waxa uu qorsheeyay in ay kasoogalaan casimada hafana.buuraha ku hareeraysan waanay usuurta gasahy.sanadii.1959.aya xukunkii qabsadeen.iyaga oo ahaa sadex boqol oo qof iyo shacabkoop raacasanaa.sidaas aya kuuba ku gasahy casri cusub.xiligaas ayuu guvara.loobixiyay.naanaysta.che.oo uu u bin =xiyay.castaro.waxa uu guursaday xaaskiisa labaad {elina marsh}

Guevara oo wasiir loomagacaabay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxa soobaxay qaanuun siinaya cidwalba oo usoo dagaalantay kacaanka.jinsiyada cuba.taasina waxay khusaysay guvara.kalaiya.waayo majirain jinsiyada kale oo an isga ahayn dhmaan dadkii usoo dagaalamay kacaanku waxy ahaayeen.reer kuuba.guvara.waxa uu madax kanoqday.bankiga dhexe ee kuuba.waxa kale oo uu gacanta ku nhayay.maxkamdihii lasaarayay.dadkii.kasoo horjeeday.kacaana

dhuumashaddii che[wax ka badal | wax ka badal xogta]

che waxa uu katagay kuba waana lawaayay caalamka oo dhan ayaa iswaydiiyay.kadib sirdoonka maraykanka ee cia waxa ay sheegeen in che uu dhintay oo uu dilay saxiibkii castaro taas ayaa kaastaro ku qasabtay in uu sheego halka uu ku suganyahay che guevara.castaro waxa uu jeediyay khudbad uu kula hadlayay dadka kuuba waxaana uu yidhi.waxaan hayaa oo gacantayda,kujirata waraaq uu qoray saxiibkay che.taas uu uu ku sheegay ama uu aniga iigu sheegaayay in uu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu u hayay dadka kuuba.waxana uu yidhi maanta wxaan rabaa in aan iska casilo xilkii.aad iyo aadna wxaan u salaamayaa saaxiibadii aan lasoo halgmay iyo dhamaan dadka reer kuuba.

okttoobar sanadii 1965 ayaa guvara waxa uu waraaq u diray castaro oo uu kaga waramayo in uu iska casilay xubin nimadii xisbiga iyo wasiirkii uu xukuumada u hayay iyo waliba in aanuu maanta kadi kuubiyaan ahayn.laakiin waxa kale oo uu sheegay in ay jiraan rimo kale oo isga iyo shacabka reer kuuba isku xidha oo aan la ilaawi karin ama la dhaafi karin.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named birthdate
  2. Partido Unido de la Revolución Socialista de Cuba, a.k.a. PURSC.
  3. 3.0 3.1 Unknown, Autor. "Nuqul Archive". Encyclopædia Britannica Online. Waxaa laga kaydiyay the original 5 Bisha Shanaad 2022. Soo qaatay 30 September 2001.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)