Cher Lloyd
Appearance
Cher Lloyd | |
|---|---|
Lloyd ee 2020 | |
| Macluumaadka asalka | |
| Dhashay | 28 July 1993 Malvern, Worcestershire |
| Sanadaha Shaqada | 2010–hada |
| Calaamadaha | |
| Website | cherlloyd.com |
Cher Lloyd (dhashay 28 Luuliyo 1993)[1][2] waa heesaa Ingiriis ah.[3] Lloyd waxay u saxeexday Syco Music. Heesteedii ugu horeysay, "Swagger Jagger", ayaa la sii daayay Luuliyo 2011.
Fanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sida laga soo xigtay Lloyd, Dolly Parton (kor) iyo Nicki Minaj (hoos) waa qaar ka mid ah saameynteeda ugu weyn.
Lloyd waxay shaaca ka qaaday wareysiga inay taageere u tahay Dolly Parton.[4] Lloyd waxay soo xigatay fanaanada caanka ah ee Nicki Minaj inay saamayn ku leedahay.[5]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Lloyd, Cher (28 July 2018). "Thank you for the birthday messages!". Twitter. Retrieved 22 April 2021.
{{cite web}}: CS1 maint: url-status (link) - ↑ Hunt, Elle (14 January 2020). "Cher Lloyd: 'After The X Factor, I had to do damage control. I still have to'". The Guardian. Retrieved 22 April 2021.
{{cite web}}: CS1 maint: url-status (link) - ↑ Meddings, Jacqui (19 June 2014). "How Cher Lloyd casually became one of America's biggest popstars". COSMOPOLITAN. Hearst Magazines UK, National Magazine Company Ltd. Retrieved 12 April 2018.
- ↑ Galyes, Contessa. "Cher Lloyd: 'X Factor UK' at 16, Engaged at 18, and Still Never Growing Up (In House)". Blogmusic. Archived from the original on 26 May 2012. Retrieved 22 May 2012.
- ↑ "Cher Lloyd Says Nicki Minaj Helped Change Pop Music: "I Admire How Brave She Is"". Capital FM. Retrieved 13 August 2020.