Cherif Al-Hassane Aidara

Ka Wikipedia

Cherif Al-Hassane Aidara (dhashay sanadii 1917 ee Timbédra, Mauritania; dhintay December 2011 ee Darou Hidjiratou, Senegal) wuxuu ahaa Mauritanian-Senegalese wadaad hogaamiye ee Sufi ah kasoo jeedo Tijaniya tariqa.

Biography[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cherif Al-Hassane Aidara wuxuu kasoo qaxay Mauritania oo usoo tagay Senegal dhamaadkii 1930dii. Kadib markuu Senegal yimid, waxaa soo dhaweeyay Thierno Siirajaddine Mohamed Said Ba oo kasoo jeeda Medina Gounass iyo madaxa tuulada chief Seydou Diao. Ugu dambeyntii, wuxuu guursaday gabadha madaxa tuulada Maimouna Diao.[1][2][3]

Wuxuu ku noolaa tuuladiisa Darou Hidjiratou waxaana halkaasi lagu duugay December 2011.[4]

Masjidka weyn Al Hassanayni (micnaha: the "Two Hassans" Mosque) of Darou Hidjiratou waxaa dhisay Mozdahir International Institute (IMI) iyo madaxweyneheeda Cherif Mohamed Aly Aidara. Misaajidka waxaa si sharfeed loogu magacaabay Cherif Al-Hassane Aidara iyo awoowoyaal kiisa Imam Al Hassane Al Mojtaba ibn Ali, cunuga uu nabi Muhammad awoowaha uyahay ahna kii labaad ee laba iyo tobanka imam Twelve Imams ee kamida ah Twelver Shiism.[5][6]

Qoys[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cherif Al-Hassane Aidara waa aabaha Cherif Mohamed Aly Aidara, wadaad Shiici ah sidoo kalana aas aasay hey’ada Mozdahir International (IMI). Cherif Al-Hassane Aidara sidoo kale waa aabaha Cherif Habib Aidara, duqa magaalada ee Bonconto Commune.[7]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Elhadji Lonka Sabaly. Ziarra Annuelle d'Elhadji Thierno Tidiane Sadigui Diallo de Kounkané : Un CLD préparatoire pour la 5é Edition. Le Dental.
  2. Chérif Al-Hassane Aïdara. La Vie Sénégalaise.
  3. Vélingara : Ziarra Annuelle du Guide Réligieux Elhadji Thierno Tidiane Sadigui Diallo de Kounkané Un CLD préparatoire pour commémorer la 5é Edition. Setal.net.
  4. SORTIE DU MAIRE DE BONKONTOU : Les précisions de Chérif Habibou Aïdara Archived Febraayo 21, 2020 // Wayback Machine. Senenet.
  5. Inauguration une nouvelle Mosquée à Vélingara Al-Hassanayni de Daroul Hijratou voit le jour. Seneweb.
  6. Inaugurantion d'une mosquée construite par l'Institut Mozdahir International : Le khalife de Médina Gounass bénit les actions de l'Ong chiite Archived Abriil 12, 2020 // Wayback Machine. Sen360. 2016-04-27.
  7. Qui est Chérif Mohamed Aly Aïdara.