Chiri Chiri

Ka Wikipedia
Chiri Chiri
Studio album by
Wuxuu soo baxaySebteembar 4, 2019 (2019-09-04)
Waxaa la duubay2018–2019
NoocaJ-pop
Language Jabaaniis
Calaamada
chronology
Momoland The Best ~Korean Ver.~
(2018)
Chiri Chiri
(2019)
Heesaha albumka ee Chiri Chiri
  1. "Bboom Bboom"
    Released: Juun 13, 2018
  2. "Baam"
    Released: Nofeembar 7, 2018
  3. "I'm So Hot"
    Released: Maajo 8, 2019
  4. "Pinky Love"
    Released: Septeembar 4, 2019

Chiri Chiri waa albamkii ugu horeeyay ee luqada Jabbaan ee kooxda gabdhaha Koonfur Kuuriya Momoland. Albamku waxa uu leeyahay heesaha Jabbaan ee kooxda - "Bboom Bboom", "Baam", "I'm So Hot" iyo "Pinky Love".[1]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. https://music.apple.com/jp/album/baam-ep/1438701025?l=en