Ciid

Ka Wikipedia
Ciida lama degaanka, Liibiya
Miro carro

Ciid ama carro waa dhagax aad u yar yar oo laga helo dhulka dabiiciga ah waxay ka timid dhagaxaan iyo macdan kala furfurmay, ama dhadhaab iyo macdanta isku qasan oo aad u yar. markay sii yaryaraato waxay isu badashaa boor markay waynaatana waa quruurax, jaadadka carada ayaa badan waxayna ku xirantahay hadba meesha la joogo cimiladeeda waxaa ka mid ah bacaadka saxaraha iyo xeebaha laga helo,

bacaadka ayaa waxaa laga sameeyaa badanaa dhalooyinka (qaruurad) waxaa lagu qasaa agabka dhismaha sida shubka iyo shamiitada, waxaa laga sameeyaa nuurada, dhirta qayb ka mida ayaa ku baxda carada iyo bacaadka

carro nafaqaysan.
Perissa, in Santorini, Giriiga
Xabadaha carada markii lagu eego electron micrograph
Miro carro
carro wax lagu dhisayo
Buur ciid ah (Boland)[1]
  1. Poland’s Amazing Coastal Dunes