Ciidanka puntland

Ka Wikipedia

puntland waxay leedahay ciidan dhisan dhanka qalabka iyo tababarada

Ciidanka puntland tiro ahaan waxay gaaraan 20000kun oo askari waa ciidan qalabaysa Ciidamada puntland waxay u qaybsamaan dhowr qaybood Ciidamada gaarka u tababaran psf waana ciidanka quwwad ahaan aad u xooggan waxayna haystaan hub casri ah waxayna fuliyaan howlgalada gaarka ah Ciidanka badda pmpf ciidankaan waa ciidan aad u qalabaysan oo dhan walba ka dheeli tiran tababar heer sarre ahna leh Ciidamada daraawiishta waa ciidanka tiro ahaan ugu badan ciidamada puntland sidoo kale waa ciidamada u xilsaaraan difaaca dhamaan xuduudaha puntland