Cinjo

Ka Wikipedia
Cinjo

Cinjo waa wax u eg geeso, waxeena ku yaalaan faraha foodooda xayawaanka iyo bini'aadanka ba. Cinjida wiligeed wee baxdaa, duqooshinka 60jirka cinjidooda waxee baxdaa 0,1 mm maalintii, kuwa 32jirka neh 0,123 maalintii. Cinjida aad ayee u dheeraan kartaa haddii la sii daayo, cinjida badanaa waa la sharaxaa, gaar ahaan dumarka ama gabdhaha. Cinjida waxee ka sameesantahay protain.