Cishe

Ka Wikipedia

Salaada Cishe, waa salaada shanaad ee salaadaha faralka ah, waxeyna u dhexeysaa Magribka iyo Subaxa, waxeyna kujirtaa salaadaha fadligooda badanyahay, Nabi Muxamed S.C.W. Wuxuu yiri ninkii tukada labada bardeyn Janada ayuu galayaa, waxayna ka koobantahay 4 rakco. Salaada cishaha malahan waxaa ka danbeeyo labo rakco oo sunna ah.

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]