Colonel abii osman hirsi

Ka Wikipedia

Colonel abdi osman hirsi waxa uu ku dhashay magaalada lajiide December sanadkii 1940. Markii uu waxbarashadiisa dugsiga dhexe iyo sare ku dhamaystay soomaaliya, wuxuuna galay kuliyada sharciga ciidamada, markaas kadib ayaa laba sano oo waxbarasho gaaban ah loogu diray dibada . waxa o sonoqday taliyihi hogaanka gaadiidka iyo sadka ee xoogga dalka sanadadii 1975-1977dii. Dagaalkii xoraynta ee soomaalida Galbeed ayaa waxaa loo magacaabay in uu hogaamiyo ciidamada Dagaalka, wuxuuna noqday taliyaha qaybtii kadagaalamaysay koonfur Galbeed soomaaliya, wuxuuna ciidamadii itoobiyaanka Colonel abdi osman hirsi kaga adkaaday dhankaas isagoo ka qabtay dhamaan aaggii isaga ku aadanaa.