Cuqdadda Masiixa
Appearance

Cuqdadda Masiixa ( cuqdadda Masiixa ama cuqdadda badbaadiyaha ) waa xaalad maskaxeed taas oo uu qofku aaminsan yahay inuu yahay badbaadiye ama uu noqon doono sidaas. [1] [2] Ereygu sidoo kale waxa uu tilmaamayaa xaalad maskaxeed uu qofku isu arko inuu masuul ka yahay badbaadinta iyo caawinta dadka kale.
Tusaalooyinka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Marka la eego hab-dhaqanka uu qofku isu arko inuu badbaadinayo qof kale ama koox dad sabool ah, waxa jirta fikradda ah in iska dhaadhicintaasu kor u qaadayso inuu isu arko qof muhiim ah, hoosna u dhigayso xirfadda iyo kartida dadka uu caawinayo si ay u horumariyaan noloshooda. [3]Template:NarcissismNacasnimo
- ↑ "Messiah Complex Psychology". flowpsychology.com. Archived from the original on 21 March 2014. Retrieved 25 July 2015.
- ↑ Kelsey, Darren (2017). Media and Affective Mythologies: Discourse, Archetypes and Ideology in Contemporary Politics. Cham, Switzerland: Palgrave Macmillan. p. 155. ISBN 978-3319607580.
- ↑ Corbett, Steve; Fikkert, Brian (2014). Helping Without Hurting in Short-Term Missions: Leader's Guide. Moody Publishers. ISBN 978-0802491886.Template:Page?