Curudka Samaroob

Ka Wikipedia
  1. Baadacade waa beel ka tirsan beelweeynta Hawiye kuwooga ugu horeeye waxaa eeyna ka kooban tahay Waxaan Kasii Nahay WarableTigaale oo kala ah waxa ugu cansan abdi fitax bashir dulmidiid

9 beelood oo waaweeyn waana beesha ugu dhaqaalaha badan beelaha soomaalida madaxdii baadacade 1=AXMED ABROONE AMIIN waa guduumiye ku xigeen kii Baarlamaanka eey dowladii carte 2=JANARAL MAXAMED XAASHI madii talliya hubka eey dowlada 3=xildhibaan maxamuud cabdi raxman maxamuud BeenaBeena 5=xildhiban khalliif cabdi cumar 6=xildhibanad qamar 7=wasiirka wasaarada Boostada iyo isgaarsiinta ENG CABDI CANSHUUR XASAN FIDIG 9.Gashanle dhexe bashiir cabdi dahir

Samaroob (Curudka) waa Beel kamid ah beelweynta Baadicadde (warable Tigaale) waxayna degtaa Buuloburde, Jalalaqsi, Baladweyne, shabeelada Dhexe, Shabeelada Hoose , Gobolka Banaadir iyo meelo kale oo Soomaaliya kamid ah una badan Koonfurta Dalka.

Beeshu waxa ay leedahay: Aqoonyahan, wax garad, Cuqaal, culumaa u diin, arday, hogaandhaqan, siyaasiyiin, indheer garad iyo dhamaan inta ay ka koobanto bulsho meel dagta, Beeshu waxay sumcad wanaagsan la leedahay dhamaan beelaha Soomaaliyeed meelkasta ooay dagaan, si wayn ayaana looga qadariyaa Soomaalida dhexdeeda.

Samadoon waa beel nabadeed oo jecel nabad kuwada noolaanshaha ummadda Soomaaliyeed ee mudda dheer kala irdheysnayd, waxay ku dadaashaa beesha in laysu kueeno Soomaalida, lagu dadaalo midnimada iyo inuusan wadanka u kala qeybsamin garabyo iyo qeybo taas oo keeni karta in mar kale ku yimaado dalka burbur dhankasta ah.

hadaba Beesha Baadi Cadde(Warable Tigaale) waxay u kala baxaan jilibyo wada dhashay oo sida tan hoos ku xusan ku cad:-

1-SAMAROOB oo ah curadka beesha, 2-Cadawyar, 3-Carayahan, 4-Afgaab, 5-Subeer, 6-Maamiye, 7-ilaabe, 8-Ibraahim Baadi cadde, 9-Xaamud, 10-Maceeye, 11-Moolkaal, 12-Quruweyle. Beeshu waxa ay leedahay ganacsato waaweeyn oo laleh cilaaqaad gacansi gacasatada Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibadda, qeybo kaimid ganacsatadaas haddii aanwax ka xusno waxa ka mid ah Cabdulaahi xasan cabdi Aamin :- Baadi Cadde waa beel weyn. Sidoo kale wa besha ugu dhaqalaha badan belweynta hawiye.