Cuud waa wax carfaayo oo ka sameysan qoryo caato ah, waxaana lagu shidaa guryaha ama misaajidda. Cuudka waxaa aad aa looga yaqaana dhaqanka Soomaaliyeed iyo dhaqanka Carabta. Badanaa Cuudka waxaa laga shidaa Misaajidyada gaar ahaan salaadii jimcaha ileen waa maalin ka duwan maalmaha kale.