DEEFOOW
Appearance
Deefoow waa Dagmo ka tirsan gobolka hiiraan oo ku taalo daanta wabiga shabelle taas oo ka dhigaysa Dagmo caan ku ah Beeraha iyo xoola dhaqashada. Dagmadaan waxay u jirtaa Magaalada Baladweyne qiyaastii 30km, waxaa dagan Beesha faqi maxamed Surre, asal ahaan waxaa Deefoow degganaa Makane oo ah beel nabadeed oo jecel aruurinta bulshada deggan dhammaan webiga shabeelle. Waxaa kale oo deggan Jajeele oo ah beel xoolo dhaqato ah.