Daanyeer

Ka Wikipedia

Daanyeer ama Muusekorow, waa bahal ku nool caalamka, waxoo u badanyahay qaaradaha afrika iyo aasiya.Daanyeerka waa bahal geedaha fuulo, waxoona u dhisanyahay sida biniaadanka.