Dabataag

Ka Wikipedia

magalada Dabtaag waxay Ka tiran tahay Gobolka sooL waxay qiyaaste uu jirtaa 40km waxaay dhanka Koonfured ka xigtaaa caasimaad gobolka SooL ee laas-Canood waxaa Degeta beelka mid ah Beelah SSC khaatumo waxa ku NooL dad lahu Qiyaaso 2400 qoys degmada Debataag waa magaalo taariikhi ah waxay saldhigiyo uu ahaad ciidamadi kale duwaned ee soomaray dalka Somalia ]><