Dagaalkii Qaadisiya

Ka Wikipedia

Dagaalkii Qaadisiya (Af-Carabi: معركة القادسيه) waa mid ka mid ah dagaalada muslimiinta ay ku furteen Faaris, wuxuu dhacay 13 ka Shacbaan sanadkii 15aad hijrada.