Daladda isku xirka wabarashada soomaaliyeed

Ka Wikipedia

Tariikhdii Daladda isku xirka wabarashada soomaaliyeed ee SOFEN SOMALI FORMAL EDUCATION NETWORK daladda sofen waxa lagasoo gabshay magacan kore,waxayna kashaqeysaa gudaha somalia waxana la asasay 26 june 2004 waxana lagu asasay magalada mugadishu waxana loo asasay in ay haqabtirto bahida dadka soomaaliyeed ay uqaban waxbarashadda kadib markii lawayay dowladii dhexe ee soomaaliyeed waxa sameysmay daladdo waxbarasho waxana kamid ah daladda SOFEN oo kashaqeyso koonfurta iyo bartamaha soomaaliya waxayna leedahay dugsiyo isgu jiro kuwo nidaami ah iyo emergence education ah tiradda dugsiyadda waxay garayaan haatan 55 formal ah iyo 21 iskuuladka degdega ah dagalada waxay galafteen 25 iskuul oo uu burbur kudhacay waa dagalada hada socdo daladu waxa gacan siyo hayadaha qaramada midobay iyo kuwo kale oo ay kamid yihiin UNICEF,UNISCO,UNDP,EDC,EAT,NRC iyo dadweynaha soomaaliyeed,daladdu waa mid ka madax banaan arimaha Dawladda iyo kooxaha Siyaasadda dalka ku hardamaya mudo 20 sanadood,xafiiska ugu sareyo daladda waxa uu kuyaalaa magaladda mugdishu.