Jump to content

Dalia Mubarak

Ka Wikipedia
Dalia Mubarak
Ku dhashay (1991-03-09) Maarso 9, 1991 ( 33jir)
Tabuk, Sacuudi Carabiya
ShaqadaFannaanad
Sanadaha Shaqada2010–hada
XaasaskaAlhim Starks (g. 2018)
Ilmaha2

Dalia Mubarak (Carabi: داليا مبارك, Maarso 2, 1991) waa fannaanad Sucuudi ah,[1] waxayna caan noqotay sannadkii 2014 markii ay soo saartay heesteedii "Qalabat Altaawila", waxayna ku guulaysatay in ka badan hal milyan oo daawasho ee YouTube.

Mubarak waxay guursatay ganacsade Mareykan ah Alhim Starks bishii Febraayo 2018.[2][3]

  1. Saudi singers Aseel Abu Baker, Dalia Mubarak to perform at Expo 2020’s Jalsat concert series.
  2. من هو زوج داليا مبارك وما هي جنسيته وديانته
  3. https://al-marsd.com/%D8%AD%D8%A8-%D9%81%D9%8A-%D8%A7%D9%84%D9%85%D8%B7%D8%A7%D8%B1-%D8%A7%D9%84%D9%81%D9%86%D8%A7%D9%86%D8%A9-%D8%A7%D9%84%D8%B3%D8%B9%D9%88%D8%AF%D9%8A%D8%A9-%D8%AF%D8%A7%D9%84%D9%8A%D8%A7/