Danab Electric Solutions

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Songbadh BD Danab Electric Solutions
Qaabka Shirkad gaar ah
Seylad Danab
Hadafka Gaarsiinta dhamaan Soomaaliya
Lagu asaasay 2014 (2014)
Xarunta guud Muqdisho, Soomaaliya
Meelaha shaqada Muqdisho, Soomaaliya
Dadka haga Abubakar Haji Mohamud (Gudoomiyaha)
Wax soo saar Fiilooyinka, Qeybiyaal wata xarig dheer, Murwaaxado, Qeybiyaasha korontada
Website Danab Electric Solutions

Danab Electric Solutions waa shirkad keenta qalab ka korontada iyo kuwa elektrooni kada, waxayna xarunteedu tahay Muqdisho, Soomaaliya

Guudmarka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Danab waa shirkad ka shaqeysa dalka oo idil waxeyna si khaas ah uga ganacsataa agabka ku shaqeeya korontada. Waxaana la aasaasay horraantii sanadka 2014. Danab waxa ey xarumo kuleedahey dhamaan goboloda kuyaala Somali iyo wadama katirsana bariga iyo bartamaha afrika,[1] Sidoo kale waxay ka soo qaybgashay munaasabadii ugu horreeyay ee Bandhiga Ganacsiyeedka ee Somali Real Estates And Construction (SORECO) Expo oo Muqdisho lagu qabtay Janaayo 2018 [2] [3]

Adeegyadda Danab[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Fiilooyinka iyo qeybiyaasha korontada, Qeybiyaal wata xarig dheer, Murwaaxado, Nalalka noocyadisa kala duwan iyo Qalabka kale ee ku shaqeeya korontada [4]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo banaanka ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]