Jump to content

Dareenka dhallinyarada

Ka Wikipedia

[1]Dareenka Dhallinyarda haddii hoos loogu dhaadhaci lahaa, waxaa macquul ahaan lahayd in aynnu xallinno dhibaatooyin badan oo hortaagan dib-u-habaynta bulsho caafimaad qabta.

Buuggan Dareenka Dhallinyarada qoraagu waxa uu ku sharraxayaa dhawr qodob oo ka mid ah dhibaatooyinka ugu muhiimsan ee ay dhallinyaraduu la silcayaan, oo ay ka mid yihiin: Dhibaatooyinka guud ahaan ay ka simanyihiin dhallinyaradu; o Dhibaatooyinka ka haysta dhanka caqiidada iyo diinta; iyo o Sida xal loogu heli karo arrimahan ku habsaday dhallinyarada.

Maxamed Shariif waa qoraa, iyo dhaqdhaqaaqe bulsheed. Buugta uu qoray waxa laga daabacay laba buug oo ka kowaad ahaa Xishood. Labadooduba waxa ay ku saabsanyihiin oo ay ka hadlayaan qaabkii ay bulshadu uga horumari lahayd dhanka akhlaaqda iyo dhaqanka.