Degmada Bargaan

Ka Wikipedia

Degmada Bargaan Ee Gobalka Galgaduud Soomaaliya Waxay kutaala bariga Gobalka Galgaduud waxaana dago besha abakar murusade degmada waa dagmo baaxaad weyn oo aad ukobceeso waxaana hoostago tuulooyin badan,sida marjaan, garweyn ,shaawey,cigale qunduf,qoresh, halalab,dagmada waxee leedahay meelo dalxiis sida bacakda boocle, iyo ciida gerweyn Degmada waa qadiimi caan ku ah xadaarada iyo horuymarka.


DHAQAALAHA

Dhaqqalaha Degmada bargaan waxa uu ku tiirsanyahay Dhaqashada Xoolaha nool. Beeraha iyo Ganacsiga, waxaa hada qorshaha ugu jiro degmada in ay horumariso ileheeda dhaqaale, waxaa mardhow lagu kordhin doonaa Dalxiiska oo ah il dhaqaale.


CIMILADA

Degmada bargaan waxa leedahay cimilo diiran waxa ayna inta badan ugu yaraan 22°C ugu badnaana 32°C