Degmada Wanlaweyne
Appearance
Wanlaweyn | |
|---|---|
![]() | |
| Coordinates: 2°37′00″N 44°54′00″E / 2.6167°N 44.9000°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Shabeellaha Hoose |
| Caasimada | Wanlaweyn |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Wanlaweyn Distric waa degmo ku taalla bariga hoose ee gobolka Shabeellaha Hoose ee Soomaaliya. Caasimadda degmada waa magaalada Wanlaweyn.
