Degmada labile
degmada labile waa degmo qadiimi ah degmadaan waxay ku wanagsan tahay isku socodka gaadiidka gobolada doollo, jarar iyo togdheer, degmadaan waxay dhacdaa bartamaha gobolka doollo, waana santar hoostaga degmo galaadi, magaladaan waxaa aas aasay reer guuraa ragii bineeyey ee deegaameyey waxaa kamid ahaa.
. Xirsi fuundi
. Sagal gamadiid liibaan
. Cabdi dhigane
. Abdi jama samatar ( cabdiwaal )
. Cawil faarax cilmi ( cawil faragaab )
Ragaan dhamaantood waxay ahayeen hal bowlihii magallada waxayna kasoo qaateen door mihiim ah, wadankuse wuxuu ahaa lama degaan omos ah, oo hanfiga iyo waraabuhu dugsi ka dhigto, maanta markii la eego waa degmo 20kun oo qof ku nooshahay, dadku waxay cabaan barkado, inkasta oo hada riigag laga taagey, magaladaan waxaa wada dega reer bicidyahan iyo reer horogle.