Den Haag

Ka Wikipedia
Den Haag

Den Haag (English:The Hague, Nederlands:Den Haag ama 's-Gravenhage) waa magaalo madaxda dalka Nederland. Waxeyna ku taal gobolka koofurta Holland (Zuid-Holland ). dadka ku nool waxaa lagu qiyaasey ilaa 474.680 qof (1dii bishii kowaad ee 2007, CBS). Magaaladan waxaa degan Dawladda iyo Boqortooyada, boqoradda wadankuna waxey ku nooshahey magaaladdan.