Denfer (Bankigii La dhacay)

Ka Wikipedia

Denfer ( Daaniyaal Raamos ) waa Jiliin khayaali ah oo ku jira taxanaha Netflix Bankigii la dhacay (la kaasa de baabal) , oo uu door ka ciyaarayo Jiimi Layoorente.