Derg

Ka Wikipedia
Calanka Itoobiya

Derg waa xisbi shuuci ahaa oo ka jiray Dalka Itoobiya, Derg ayaa macnahiisu yahay Guddi dhinaca luqada Amxaarka.