Jump to content

Dhagaxtuur

Ka Wikipedia

TAARIIQDII HALGAMAA DHAGAX TUUR

Dhagaxtuur waxaa laga yaabaa in maanta dad badan oo soomaliyeed ayasan a qoon  ama aysan war uhayn taariikhda Dhagax tuur iyo mida somaliyeed oo dhan  hadaba waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa Qayb kamid ah taariikhda halgamaagii soomaliyeed ee Dhagactuur .

Halagme Dhagaxtuur magaciisa Saalah Abdi Taktar oo ku caan baxay magaca ah {Dhagaxtuur} wuxu kuna dhashay Baydhabo wuxu weerar ku qaaday Asaga iyo Dad shacab ah oo kaso horjeeday gumees tahi Ingariis ka ee joogay guud ahaan dalka gaar ahaan kuwi joogay magaalada Muqdisho bishii Janaayo 11 keeda 1948kii .

Dhagax tuur  waxay ehayd dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho bishii Janaayo 11 keeda 1948kii. Dagaalkaas waxoo u dhaxeeyay ururkii xornimo doonka ahaa ee SYL iyo gumeestihii Ingiriiska oo markaas heestay dalka oo dhan.

Dagaalkii dhagaxtuur waxoo dhacay markii gumeestihii Talyaaniga oo codsanaayay in oo maamulkiisa oo ku maamulaayo soomaaliya oo sii wadanaayo.Talyaniga waxoo shirar badan la galay Qaramada Midoobay, wadamo ka mid ah Carabta iyo dalka Yurub in oo si weyn ah u doonayay maamulkiisa soomaaliya.

Mudaaharaadyo balaaran ayaa ka dhacay caasimada muqdisho oo looga soo horjeeday gumeestihii talyaaniga, mudaaharaadyadaas waxaa soo dhaxgalay booliiskii gumeestihii Ingiriiska oo digniin u jeediyay dadkii banaanbaxaayay, isla markaas neh waxaa dhacday in dadkii mudaaharaadaayay ee dhagaxyo ku tuuraan askartii ingiriiska,

Waxeena shacabka ugu jawaabeen rasaas oo qiyaas ahaan 50 qof ku dhaawac matay, waxaana ku geeriyooday Saalah Abdi Taktar Dhagaxtuur oo ku jiray Dadka la dagaalamay Gumaytaha kana mid ahaa abaabulayashi Banaanbaxii dhagaxtuur . waxaana askartii ingiriiskana uga dhimatay 5 askari.


QORE: Maxamud M Cadow