Jump to content

Dhal Xasan

Ka Wikipedia

╔══════════════════════════════╗

   DHALXASAN

╚══════════════════════════════╝

Dhalxasan waa laf kamid ah beel weynta Eelaay.

Dhalxasan waxa ay degtaa dhulka ugu barwaaqada badan, lehna bohol dheer oo biyaheedu marnaba gurin, isla markaana leh waro iyo daaq aad u fara badan.

Dhul beereedka Dhalxasan waxaa lagu magacaabaa Uur iyo Adable.


Qaab-dhismeedka Beesha

Dhalxasan waxa ay ka kooban tahay labo lafood, kuwaas oo kala ah:

➤ Mariing

  • Arfuul
  • Afduud
  • Maalang

➤ Siigole

  • Abroole
  • Fijhiroow
  • Aawle


Deegaannada

Dhalxasan waxa ay degtaa deegaannada u dhexeeya Baydhobo ilaa Leego.

Deegaannada ay caan ku tahay waxaa kamid ah:

• Beydhobo

• Buur Hakaba

• Lukhabar

• Rooble Shiiq

• Qadiidle

• Shimbire

• Wariishe

• Lobiide

• Waa Geedo

• Moode Moode

• Deynuunaay

Iyo kuwo kale oo badan.