Jump to content

Dhanaan

Ka Wikipedia

Dhanaan waa magaalo degmo hoos timaada caasimada godey waxaa daga qabiil layiraahdo Ree-Beyle, iyo Dudub-xaaji-maxamuud, iyo Baha Xaaji maxamuud. Waa degmo qadiimiya waayihii dambe waxay noqotay degmo lawada leyahay halka waagi hore looyaqiinay beesha layiraahdo Beyle Xaaji maxamuud. Hal hays reer dhanaanku aad u yiqiinan ayay dhaliintu dhaantada ku xidhan jireen waxay ahayd sidataan, dhex yar dhuubooy dhanaan dharmakaaga xidhaa, yacni waxay ku tusinaysa qarniyadii hore magaladu inay lahayd xadaarad ganacsi degaaamo badana waagasi iyada laga xukumi jiray waayo caasimada godey xataa waa magaalo kataarikh dheer dadka reer dhanaan waxaa lagahaya hada kahor dhanan ayaa waxaa ladamcay in lahoos geeyo qabdidahare markaasay isdiiden dhex dhexaad ayuu dhargigii k ahaa waxay dheheen dhanaan anagu dadka isku towxiid vmahaysano sidasana isuhoos tagikarin mid walbo towxiidkaga nosheeg balagu yiri reer dhanaan waxay yiraahdeen ashadu anlaa ilaaha ilalaahu wa ash hadu anamuxamadurasuululaahi halka ay yiraahden ree qabdidahare laa bilaaha ilalaahu maxamadurasuululaahi, sidaas bayna banaanka kukalamareen