Dhanaane

Ka Wikipedia

Dhanaane waa Tuulo ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose waxeyna hoos timaada magaalada markcadeey ee Gobolka shabelada hoose,Degaanka dhanaane wuxuu saaranyahay xeebta waxaana dega beelaha Sheekhaal Jaziira iyo Sheekhaal Gendershe iyo biimaal afaaf oo si walaalnimo iyo kuwad nool, dhanaane waxey 5 kilo mitir u jirtaa degaanka gandershe ee gobolka sh.hoose.