Dhangaloow

Ka Wikipedia

Dhangaloow waa miro dhanaan ah oo dhaxda jaale ka ah,miro badan leh. Dhangaloowga waxoo ku macaanyahay cusbada ama sonkor . Dhangalowga aya la shegay inu ka mid yahay miraha aad ku macaan ee xiiseyan gabdhuhu kaaso ay ka helan dhadhan macan ah iyo dhadhanaansi. http://fruitlovers.com/Gallery1/LandolphiaComorensis.jpg