Dharkeenleey
Dharkenley | |
|---|---|
| Coordinates: 2°2′59″N 45°15′44″E / 2.04972°N 45.26222°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Banaadir |
| Caasimada | Muqdisho |
| Bedka | |
| • Dhammaan | 67 km2 (26 sq mi) |
| Joogga | 5 m (16 ft) |
| Tirada dadka (2012) | |
| • Dhammaan | 47,012 |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Dharkeynley District (Soomaali: Dharkeynley ) waa xaafad ka tirsan Koonfur-bari ee gobolka Banaadir. Waxaa ka mid ah xaafadaha galbeedka ugu xiga caasimadda qaranka ee Muqdisho.
Xili danbe waxaa xukunkeeda soo maray; Maxkamadaha Islaamiga, Jabhadda Islaamiga. Haddana waxay degmada hoos tagtaa maamulka Gobolka Banaadir ee Soomaaliya.
Xaafadaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Dharkenley
- Xaafada Ceel dheere,
- Showriyaha,
- Dabaqeen,
- Aabagedo,
- Suuq boocle,
- Quraca waanjeesha,
- Suuq liif,
- Xoosh,
(Buula qaran,
- Macmacaanka, iyo kuwo kale.
Masaajida
[wax ka badal | wax ka badal xogta]ku yaala dharkeenley Masaajido badan ayaa ku yaala degmada sida misaajidka dabaqeyn, uunlaayo, Masjidka Saldhiga Galbeed, Xaaji Maxamed, sh cabdixafiid, Rabi Sali al-nuur, Al- raxma Ceeldheere, Salaam, Macallin nuur,Khaliilu Raxman,
Suuqyada Caanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]ee ku yaala dharkeenley
- Suuq boocle,
- Suuq yare iyo
- Suuq liif
Meelaha caanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]ee dharkeenley
- Saladhiga Galbeed
- Tabakaayo madoow
- Shaneemo Muqdisho
- Garaashka macallin nuur
- Garaashka xaajigaboow
- Tornada cisoow (biyo dageenka)
- Xoosh
- Exkontrool
Goobaha Caalamiga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]ee ku yaala Dharkenley
- Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (Gaheyr)
- Laamiyada Waaweyn ee Mara Dharkenley
- Jidka Jaale siyaad
- Wadada Dharkeynley (dhanka xoosh)
- Wadada Afgooye (Dhanka JUS ama Gaheyr)
Dugsiyada gaarka ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]ee ku yaala degmada
- Al-Anwaar
- Al-Fariid
- Al-Safa
- Al-Risala
- Abuubakar Sadiiq (Dabaqeyn)
- Iqra
- Khaddiijo
- Halgan
- iyo Dugsiyo kale oo fara badan
Tartan Aqooneedka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]degmada dharkeynley
Degmada waxay ku guuleysatay tartan aqooneed kii ramadaanka ee 2013 oo ay ku tartamayeen in ka badan 28 degmo oo ka kala yimid gobalada dalka oo dhan. sidoo kalana tartankii ramadaan ee 2020 waxay gashay kaalinta labaad.
Ciyaaraha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]iyo Kooxaha ka jira dharkeenleey degmada waxaa ka jira kooxo badan oo kubada cagta sida kooxaha:
- IFTIN
- AARGO
- USSY
- VIOLA
- AL RAASHID
- SUUQ YARE
- AL IIMAAN
- ZEENO
- AL-AHLI DHARKEENLEY
- JUGWAYN
- AL-TUNSA
- FC GODEEY
- HARIIDKA
- XOOSH FC INTER BOYS
- UNITED XOOSH
Liiska dadka caanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Degmada Dharkenley waxay ku fiicanyihiin ciyaaraha isboortiska gaar ahaan kubada Cagta waxaana ay ahaayeen guuleystayaashii 2011 iyo guuleytayaashii sanadkii ugu danbeeyay ee 2020 ee ku guuleystay tartanka degmooyinka G/Banaadir ayagoona ka qaaday degmada Waaberi.
- 1 mohamed haji bakistan sports man
- 2 liiban indhey. Sports
- 3 xusen curi. Sport
- 4 mahad ahmed tagow. Sports
- 5 caadil xaji gabow.
- 6 cumar sucuudi.
- 7 cali abdi qadir.
- 8 cise cadaan
- 9 mohamed cumar caadi maamule
- 10 salax jamac farah geele salax jini
- 11 fahada farah mohamoud maamule
- 12. Mohamed yusuf ganey imamka
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xiriirinta Dibadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
