Dharkenley

Ka Wikipedia

dharkaynley waa degmada ugu wanaagsan degmooyinka gobalka banaadir waxayna deris latahay degmada wadajir iyo degmada kaxda iyo degmada garasbaaley waana degmada ugu aqoonta badan gobolka banaadir taasi oo kasoo hoysay tartamada ramadaanada iyo kuwa kalaba kusoo dhawaada degmada degmooyinka g. banaadir