Dhego la'aanta

Ka Wikipedia

Dhego la'aanta (ingiriis deafness) wa marka qofki waxba maqlaynin. Dad badhan baa jira oo caansan oo dhego la' ah; Tusaale ahaan sidha oo kale Ludwig van Beethoven iyo Helen Keller.