Dhilmaanyo

Ka Wikipedia
dhilmaanyo waa cayayaan oo u eeg kaneeco

Dhilmaanyo (Af Carabi : arAf Ingiriis : midge) waxay ka mid tahay cayayaanka yar yar ee duula, ee bilicdood la siman tahay kaneeco. Meelkasta oo oomane ahayn waa laga heli karaa dhilmaanyo. Dhilmaanyo facidooyin badan ayay u kenaan bay'ada, waayo jirkooda cunto ayay ifbixin u tahay xayawaano kala duwan sida rah iyo kuwa kale.[1]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Walker, Ian R. (2001). "Midges: Chironomidae and related Diptera". In Smol, J. P.; Birks, H. J. B.; Last, W. M. (eds.). Tracking Environmental Change Using Lake Sediments. Developments in Paleoenvironmental Research. Vol. 4: Zoological Indicators. Dordrecht, The Netherlands: Kluwer Academic Publishers. pp. 43–66. doi:10.1007/0-306-47671-1_3. ISBN 978-0-306-47671-6.

Sii eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]