Dhismaha websiteka
Appearance
Dhismaha websiteka waxaa loo adeegsan karaa barnaamijyo badan oo ay kamid yihiin HTML iyo CSS oo ah asaaska naqshadaynta website. Waxa kale oo loo adeegsan karaa barnaamijyo ay ka mid yihiin WordPress, Joomla, Drupal iyo kuwo kale.
WordPress oo kamid ah barnaamijyada kor ku xusan ee loo adeegsado dhismaha website-ka ee loogu adeegsiga badan yahay.
Qaababka loo dhiso website-ka waxaa kuoo kordhay in la adeegsan karo Artificial Intelligence (AI), gaar ahaan in si fudud loogu dhisi karo WordPress iyo AI.[1]
Tixraac: