Dhuumoodle

Ka Wikipedia

dhuumoodle waa dagmo kamid ah dagmooyinka gobolka galgaduud waxeeyna hoosti maadaa maamulka galmudug waxeey 75 km dhanka bari kaxigtaa magaalada cadaado ee caasimada maamulka galmudug waxee galbeed kaxigtaa dagmada #baxdo ee gobolka galgaduud Khiyasti 10 km waxeey baaxa deedu la eg tahay Magaalada illaa 6.5 km isku wareeg magaalada dhaqaaleheedu waxeey kutiir san yihiin ganac siga waxeeyna ganacsi la leeda hay magaalooyin dhowra sida muqodisho boosaaso barbara hobyo galkacyo baladweyn cadaado, iyo kuwa Kale waa magaalo dadkeedu eey dhanyihiin 1.200 kun iyo labo boqol oo qof magaalada cimiladeedu waa dhex dhexaad marka loofiiri yo marar badan magaaladu waa magaalo wax soo saar leh dhanka beeraha waxaana kabaxa badar somali kala duwan sida ganleeda digir sisin masago qare liin iyo nuucyo kale

waxeey magaaladu ka kooban tahay illaa 6 xaafadood waxeey kala yihiin

  1. Xindibire
  2. Gd dhurwaa
  3. Goowraar
  4. Garsoor
  5. Gibileey
  6. Hantiwadaag


Magaaladu waxeey leedahay Gudoomiye iyo Gudoomiye kuxigeen waxeeyna kala yihiin sidaan

  1. Shiikh Cali Salaad Abtidon kuxigenkiisa
  2. Maxamuud Cali Salaad Afrax


Culimada magaalada waa Culimo Farabadan waxaana kamid ah

  1. Shiikh Cabdi faarax
  2. Shiikh cali salaad
  3. Shiikh maxamuud shiikh
  4. Shiikh cabdulahi bootaan
  5. Shiikh axmed shiik
  6. Shiikh Cumar Macalin
  7. Shiikh Daahir Cali Warsame
  8. Shiikh Xaashi Cali Faarax
  9. Shiikh Nuur Maxamed
  10. Macalin cilmi maxamuud

Dagmada dhuumoodle waxaa hoos yimaada tuulooyin dhowr ah oogaaraya 16 tuulo waxey kala yihiin sidaan

  1. Meygaag duub
  2. Laanmarer
  3. Laan caduureey
  4. Abooreey
  5. Baalal dheer
  6. God shilan
  7. Hamcaduur
  8. Qaayib
  9. Samaakuul
  10. Ciinleey
  11. Qalaan qal
  12. Caliweyd
  13. Dey
  14. Samakaab
  15. Magyooley
  16. Jilbis yaale


Nabbadoonada magaalada waxaa kamid ah

  1. Nabadoon Cismaan shire cabdiyare
  2. Nabadoon Nuur salaad abtidoon
  3. Nabadoon Calinuur bootaan kulmiye
  4. Nabadoon Xasan Cali warsame
  5. Nabadoon Xasan Dhoore shuuriye
  6. Nabadoon Cali xaashi shuuriy
  7. Nabadoon Cabdi Cali xeeyle
  8. Nabadoon Cali maxamed shuuriye
  9. Nabadoon Cimaan maxamed jimcaale
  10. Nabadoon Galad maxamuud carrab


Magaalada waxeey leedahay saldhig ciidan o bolis iyo goobo waxbarasho oo aad ubadan sida schoollada oo uuw kamid yahay dhuumoodle primeri seceri school iyo jaamacado oo eey kamid tahay Jaamacada Galmudug sidoo kale goobo Caafimaad oo muhiim ah Sida isbitaalka Guud ee dhuumoodle

Iyo sidoo kale dugsiyo Quraan Karim ah oo Fara badan. Gaara yana illaa 30 dugsi Qur,àan