Jump to content

Dibutaag

Ka Wikipedia
dibutaag

dibutaag ( Af Ingiriis : Ammodorcas clarkei ; Af Ingiriis : clarke's gazelle) waa jaad ka mid ah deerada oo cabbirkooda badhxan tahay. Asalow wuxuu ka soo jeeda wadamada Itoobiya iyo Soomaaliya. Inkastuu u eegyahay golcas, golcas ma ahaa, ee waa deero inkastoo qoorta ay wada dherer le'eg yihiin. Dibutaagada waxay kasoo jeedaan qoyska Antilopinae, dabeecadooda na wa mid fejignaan leh, iyo sarkooda ee midabka bunniga ah, waxa uu halabuura iyo u ifbixiya in dibutaaga nuxur yeesho ee ah mid dhuun, gabasho, dhuumo, daboolid iyo hagoogo ku xeel-dheer.[1]


  1. Grubb, P. (2005). "Order Artiodactyla". In Wilson, D.E.; Reeder, D.M (eds.). Mammal Species of the World: A Taxonomic and Geographic Reference (3rd ed.). Johns Hopkins University Press. p. 678. ISBN 978-0-8018-8221-0. OCLC 62265494.