Dirisame

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Ceelcali primery intermediate and secondry school

Dirisame waa jufo ka mid ah beelweynta gaaljecel waxa uu gaar ahaan udagaa degmada ceel cali oo katirsan gobalka hiiraan iyo 12 tuulo oo katirsan gobalka hiiraan waxaa kaloo dagaa gobalka jubada hoose waxaa uu leeyahay xoola uu ugu badan yahay geela waxaa uu u qeebsamaa laba jilib oo kala ah Xaaji Gargelis iyo waasuge, Waxaa soo maray siyaasiyiin wadanka xilal badan kasoo qabtay sida qareen sare Xasan jumbur ahaana wasiirkii waxbarashada dowladii cabdi qaasim. sidoo kale ex xildhibaan cumar dheere ahaana wasiir kuxigeenkii gaashaan dhiga dowladii cabdullahi yusuf, iyo xildhibaan maxamed goodir, gudoomiye kuxigeenkii hore ee G/Hiiraan maxamed ibraahim (sanbuur), sidoo kale gudoomiye kuxigeenkii G/hiiraan xiligii dowladii sheekh shariif mudane cadaawe muuse, xildhibaan aqoonyahan axmed haaruun oo isaguna jagooyin sare kasoo qabtay dowladii milateriga.. DIRISAME IRSINDHILI DHOOLA DHAQAN SOORAANLE GAALJECEL