Disha Patani
| Disha Patani | |
|---|---|
Patani ee 2019 | |
| Ku dhashay | 13 June 1992 [1][2][3] Bareilly, Uttar Pradesh, India |
| Shaqada | Atariisho |
| Sanadaha Shaqada | 2015–hada |
Disha Patani (waxay dhalatay 13 Juun 1992) waa arariisho Hindi ah.
Nolosha shaqsiyeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Patani waa Kumaoni oo ka soo jeeda Uttarakhand[4][5] iyo Bareilly, Uttar Pradesh, waa meeshii ay ku dhalatay.[6][7] Waxay ka soo jeedaa asal Rajput.[8] Taariikhda dhalashadeeda ayaa si isdaba joog ah looga soo tabiyay warbaahinta, sida 13 Junn 1992 iyo 27 Luulyo 1995.[2][3] Aabaheed, Jagadish Singh Patani waa sarkaal boolis hooyadeedna waa kormeere caafimaad. Walaasheeda ka weyn, Khushboo Patani waa sarreeye ka tirsan Ciidanka Hindiya.[9] Waxay kaloo leedahay walaal ka yar, Suryansh Patani.[10][11] Waxay baratay injineernimada.[12] Waxay ku muujisay barnaamij raadiyaha in magaceeda dhabta ah uu ahaa Patni halkii uu ka ahaan lahaa Patani.[13]
Sanadkii 2020, Patani waxay ka mid ah dhowr atariisho oo Bollywood ah oo lagu dhaleeceeyay dhajinta farriimaha Instagram-ka oo muujinaya midnimada dhaqdhaqaaqa Nolosha Dadka Madow Waa Muhiim (Black Lives Matter) in kasta oo shaqadooda hore ay ku xayeysiinayaan alaabada iftiiminta maqaarka taas oo sii wadata midab-takoorka.[14][15]
Tixraacyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Disha Patani's Birthday Morning Has A Dash Of Chocolate Cake; See Pics". Republic World. Retrieved 2021-04-19.
- 1 2 "Is Disha Patani lying about her age?". The Times of India. TNN. 28 January 2017. Retrieved 9 May 2018.
- 1 2 The Hitlist Team (19 July 2016). "Is Tiger Shroff's rumoured girlfriend Disha Patani 'faking' her age?". Mid-Day. Archived from the original on 9 Bisha Shanaad 2018. Retrieved 9 May 2018.
{{cite news}}: Check date values in:|archive-date=(help) - ↑ Republic World. "Disha Patani Posts An Adorable Picture To Wish Her Brother On His Birthday".
- ↑ https://www.deccanherald.com/entertainment/baaghi-3-disha-patani-stuns-with-her-bold-moves-in-the-do-you-love-me-song-808347.html
- ↑ Iyer, Sanyukta (25 June 2018). "Disha Patani: Tiger Shroff is a great role model". Mumbai Mirror (in Ingiriisi). Retrieved 21 April 2021.
- ↑ "Disha Patani receives a heartfelt letter from her youngest fan from Bareilly". Mid-Day. 22 January 2019. Archived from the original on 3 Bisha Labaad 2019. Retrieved 31 July 2020.
{{cite news}}: Check date values in:|archive-date=(help) - ↑ Mukherjee, Madhureeta (28 January 2017). "Disha Patani: The only time I'm not shy is when I'm facing the camera". The Times of India (in Ingiriisi). Retrieved 6 August 2020.
- ↑ https://www.dnaindia.com/bollywood/photo-gallery-who-is-khushboo-patani-meet-disha-patani-beautiful-sister-who-works-for-indian-army-2874905
- ↑ Tiwari, Saumya (13 June 2019). "Exclusive: पुलिस अफसर पापा की जुबानी, बेटी दिशा पाटनी के स्टार बनने की कहानी". Jansatta (in Hindi). Retrieved 25 March 2020.
- ↑ "Disha Patani Introduces Her Army Officer Sister Khushboo in Instagram Post". News18. 19 April 2019. Retrieved 25 March 2020.
- ↑ "Disha Patani opens up about her journey from a Bareilly girl to a successful actress". Mid-Day. 26 June 2018. Archived from the original on 26 Bisha Lixaad 2018. Retrieved 31 July 2020.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help) - ↑ https://m.suryaa.com/cinema-9724-.html
- ↑ "Bollywood Stars Called Out For Double Standards Over Black Lives Matter". Harper's Bazaar.
- ↑ "Peak Hypocrisy: Bollywood Actors Protesting Racism and Endorsing Fairness Creams". News18.