Doondheere
(DOONDHEERE)FLAG
Waa degmo kamid ah gobolka sh/hoose
"TOWN) : / = ceel xaraar. "GOBOLKA) : / = sh/hoose
"DEGMADA) : / DOONDHEERE:/ "DOWLADA) : / = SOUTH WEST "SOMALIA : / "GUDOOMIYAHA): / = CABDULAAHI "MIIGANE : /=
"TAARIIKH: = 1999
Country=Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:
1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge
Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.
Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.
Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.
Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.
" wawtuga=+3
Doondheere waa degmo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose. Degmada Doondheere waxaa deris la ah Degmooyin badan waxaana ka mid ah,Afgooye, Wanlaweyn,waa dagmo Aad ubaaxad weyn wax soo saarkeeda waxaa waye beeraha iyo xoolaha dagmada waxaa dagan beesha Murusade waxaana soo caan bixiyay oo calanka utaagay sanadii 2019 ilaa 27/ 10/ 2020 CABDULAAHI XASAN MIIGANE taasoo si is xil qaan ah u abaabulay ayadoona cidna garab siin halgamaa cabdulaahi xasan Miigane waa wiil dhalinyara ah oo kasoo jeeda degmada doondheere gaar ahaan ceel xaraar oo xarun degmo u ah degmadaas ceel xaraar waa ceelkii ugu horeeyay ee halkaas laga qoday taasoo kaliftay iney magaalo noqotay 1999 ayaa ceel biyood laga qoday halka markii dambe sanadii 2005 Uu qoday nin layiraahdo oday mashidiye ceel kale oo wax kayar sedex km ujira ceel xaraar labaduba waxey kuwada yaalaan xeradii angaraariya ee xanaanada xoolaha 1995 waxaa aqoon jiray siliga degboodoy waxa ayna leheed irid laga galo iyo irid looga baxo oo lakayiraahdo irida garas bandiiro oo laga galo iyo irida xaaji raage oo looga baxo xeradaa degboodoy