Doox
Appearance

Doox (Af Ingiriis : valley; Af Carabi: وَادِي), loogu dhawaaqo wād (Af Carabi: وَاد), sidoo kale loo yaqaano Waadi (erey Af-Carabi ah) waa dhul joogiisu hooseeyo halkaas oo biyo mareen ah wakhtiga roob badan ka da'o dhulka joogiisu sareeyo.[1]
Nooycada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Waxa jira noocyo badan oo Dooxyo ah kuwaasi oo sameeysan qaaban kala duwan, sida: qaabka V, iyo qaabka U.[2] Dhamaan dooxyadu waxay ka soo bilaabmaan dhul joog sare leh sida buuraha.
![]()
Muuqaalo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Wadi ku yaala Bariga Dhexe
- Oued Tissint, Morocco, Waqooyiga Afrika
- Dooxa fluvial Namibia, koonfur Afrika
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Doox.
Ka fiiri doox Wiktionary, qaamuuska bilaashka ah.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Torrent valley". Insight on the Scriptures. Vol. Volume 2: Jehova - Zuzim and Index. Watch Tower Bible and Tract Society of New York. 1988. p. 1115.
The term "wadi" (Arabic) is also used to designate a torrent valley... whereas others are torrents during the rainy season but dry up completely during the rainless season.
{{cite book}}:|volume=has extra text (help) - ↑ Ayuntamiento de Guadalajara, Guadalajara tourist guide, p.5. Archived Luuliyo 1, 2012 // Wayback Machine Archived 1 Luuliyo 2012 at the Wayback Machine, retrieved 17 August 2013
- ↑ Alimsk (2013-12-20). "Wadi Bani Khalid & Wadi Hawer". Oman Tripper. Retrieved 2018-03-25.
- ↑ Pedro. "Visiting Wadi Bani Khalid, Oman: A Desert Paradise". Travel With Pedro. Retrieved 2018-03-25.